แปล​ความหมาย​อัลกุรอาน​ - คำแปลภาษาโซมาเลีย - โดยอับดุลลอฮ์ หะซัน ยะอ์กูบ

external-link copy
26 : 17

وَءَاتِ ذَا ٱلۡقُرۡبَىٰ حَقَّهُۥ وَٱلۡمِسۡكِينَ وَٱبۡنَ ٱلسَّبِيلِ وَلَا تُبَذِّرۡ تَبۡذِيرًا

26. Sii kan qaraabada ah (iyo deriska) xaqiisa iyo miskiinka iyo musaafirka (go’doonsan), hana ku bixinnina maalka wax xun oo dayac ah11. info

11.Macnaha waa ha ku bixin wax xaaraan ah ama kuu caasiyoobid Alle.

التفاسير: