قۇرئان كەرىم مەنىلىرىنىڭ تەرجىمىسى - سۇمالىيچە تەرجىمىسى-ئابدۇللاھ ھەسەن ياقۇپ.

external-link copy
26 : 17

وَءَاتِ ذَا ٱلۡقُرۡبَىٰ حَقَّهُۥ وَٱلۡمِسۡكِينَ وَٱبۡنَ ٱلسَّبِيلِ وَلَا تُبَذِّرۡ تَبۡذِيرًا

26. Sii kan qaraabada ah xaqiisa iyo miskiinka iyo tub ku joogga (musaafirka go’doonsan), hana ku bixinnina maalka wax xun oo dayac ah11. info

11.Macnaha waa ha ku bixin wax xaaraan ah ama kuu caasiyoobid Alle.

التفاسير: