పవిత్ర ఖురాన్ యొక్క భావార్థాల అనువాదం - సోమాలి అనువాదం - అబ్దుల్లాహ్ హసన్ యాఖుబ్

external-link copy
26 : 17

وَءَاتِ ذَا ٱلۡقُرۡبَىٰ حَقَّهُۥ وَٱلۡمِسۡكِينَ وَٱبۡنَ ٱلسَّبِيلِ وَلَا تُبَذِّرۡ تَبۡذِيرًا

26. Sii kan qaraabada ah xaqiisa iyo miskiinka iyo musaafirka (go’doonsan - tub ku joogga), hana ku bixinnina maalka wax xun oo dayac ah11. info

11.Macnaha waa ha ku bixin wax xaaraan ah ama kuu caasiyoobid Alle.

التفاسير: