69. Waxaa ku soo arooray xadiis in Nabigu s.c.w. yidhi: Qofkii ku bixiya maal jidka Alle waxaa loo labo laabi toddobo boqol oo jeer.
70. Nabigu s.c.w. wuxuu yidhi: Ma gali doono janno caasi waalidka, kan ugu faana dadka waxtar uu u sameeyey iyo abaal uu u galay ee sheegsheega, iyo khamriya cabka iyo beeniyaha Qaddarka. W.w. Axmad.