Fassarar Ma'anonin Alqura'ni - Fassarar Somaliyya - Abdallah Hassan Ya'ƙub

external-link copy
3 : 2

ٱلَّذِينَ يُؤۡمِنُونَ بِٱلۡغَيۡبِ وَيُقِيمُونَ ٱلصَّلَوٰةَ وَمِمَّا رَزَقۡنَٰهُمۡ يُنفِقُونَ

3. Ee ah kuwa rumeysan Ghaybka (waxa aan muuqan ee qarsoon sida malaa’igta, Jannada, Naarta, iwm), ooga salaadda, waxaan siinnayna wax ka bixiya. info
التفاسير: