Salin ng mga Kahulugan ng Marangal na Qur'an - Salin sa Wikang Somali ni Abdullah Hassan Yakob

external-link copy
3 : 2

ٱلَّذِينَ يُؤۡمِنُونَ بِٱلۡغَيۡبِ وَيُقِيمُونَ ٱلصَّلَوٰةَ وَمِمَّا رَزَقۡنَٰهُمۡ يُنفِقُونَ

3. Ee ah kuwa rumeysan Ghaybka4, ooga salaadda, waxaan siinnayna wax ka bixiya. info

4. Waxa aan muuqan ee qarsoon sida malaa’igta, Jannada, Naarta, iwm.

التفاسير: