Bản dịch ý nghĩa nội dung Qur'an - 索马里语 - 阿卜杜拉·哈桑·叶尔孤白

external-link copy
27 : 26

قَالَ إِنَّ رَسُولَكُمُ ٱلَّذِيٓ أُرۡسِلَ إِلَيۡكُمۡ لَمَجۡنُونٞ

27. (Fircoon) wuxuu yidhi3: Hubaal Rasuulkiinna la idiin soo diray waa jinnoole. info

3. Isagoo si ay cadho badan ku jirto ula hadlaya dadkii goob joogga ahaa.

التفاسير: