Bản dịch ý nghĩa nội dung Qur'an - Bản dịch tiếng Somali - 'Abdullah Hassan Ya'qub

external-link copy
52 : 24

وَمَن يُطِعِ ٱللَّهَ وَرَسُولَهُۥ وَيَخۡشَ ٱللَّهَ وَيَتَّقۡهِ فَأُوْلَٰٓئِكَ هُمُ ٱلۡفَآئِزُونَ

52. Qofkii adeeca Alle iyo Rasuulkiisa, oo ka baqa Alle, oo dhowra amarradiisa, kuwaa weeye kuwa ah guuleysatayaasha. info
التفاسير: