แปล​ความหมาย​อัลกุรอาน​ - คำแปลภาษาโซมาเลีย - โดยอับดุลลอฮ์ หะซัน ยะอ์กูบ

external-link copy
67 : 3

مَا كَانَ إِبۡرَٰهِيمُ يَهُودِيّٗا وَلَا نَصۡرَانِيّٗا وَلَٰكِن كَانَ حَنِيفٗا مُّسۡلِمٗا وَمَا كَانَ مِنَ ٱلۡمُشۡرِكِينَ

67. Ma uusan ahayn Ibraahiim Yuhuudi ama Nasraani midkoodna9, wuxuuse ahaa toosane, Muslim ah, kamana uu mid aheyn mushrikiinta. info

9. Labada qoloba ee Yuhuudda iyo Nassarada (Kirishtaanka) waxay sheegteen in Ibraahiim uu ka mid yahay xisbigooda, markaasuu Alle ugu jawaab celiyey in Ibraahiim uu ahaa iyaga hortood.

التفاسير: