Përkthimi i kuptimeve të Kuranit Fisnik - Përkthimi somalisht - Abdullah Hasan Jakub

external-link copy
169 : 2

إِنَّمَا يَأۡمُرُكُم بِٱلسُّوٓءِ وَٱلۡفَحۡشَآءِ وَأَن تَقُولُواْ عَلَى ٱللَّهِ مَا لَا تَعۡلَمُونَ

169. Wuxuu (Shaydaan) uun idinku amraa macsida iyo xumaanta (sida zinada, ku daadinta dhiig xaq darro, xatooyada, cabbista khamrada, ribada, iwm), iyo inaad ka sheegtaan Alle wax aydaan u lahayn aqoon. info
التفاسير: