Traduzione dei Significati del Sacro Corano - Traduzione somala - Abdullah Hasan Yaqub

Ash-shams

external-link copy
1 : 91

وَٱلشَّمۡسِ وَضُحَىٰهَا

1. Waxaan (waa Alle'e) ku dhaartay qorraxda iyo caddaanta barqadeeda; info
التفاسير:

external-link copy
2 : 91

وَٱلۡقَمَرِ إِذَا تَلَىٰهَا

2. Iyo dayaxa markuu raaco (qorraxda). info
التفاسير:

external-link copy
3 : 91

وَٱلنَّهَارِ إِذَا جَلَّىٰهَا

3. Iyo maalinta markay muujiso (arlada) oo ifiso. info
التفاسير:

external-link copy
4 : 91

وَٱلَّيۡلِ إِذَا يَغۡشَىٰهَا

4. Iyo habeenka markuu daboolo arlada (oo madoobaado). info
التفاسير:

external-link copy
5 : 91

وَٱلسَّمَآءِ وَمَا بَنَىٰهَا

5. Iyo samada iyo siduu (Alle) u dhisay; info
التفاسير:

external-link copy
6 : 91

وَٱلۡأَرۡضِ وَمَا طَحَىٰهَا

6 Iyo arlada iyo siduu (Alle) u fidshay, info
التفاسير:

external-link copy
7 : 91

وَنَفۡسٖ وَمَا سَوَّىٰهَا

7. Iyo nafta iyo siduu (Alle) u ekeeyey. info
التفاسير:

external-link copy
8 : 91

فَأَلۡهَمَهَا فُجُورَهَا وَتَقۡوَىٰهَا

8. Markaas kala garansiiyey xumaheeda iyo toosnideeda, info
التفاسير:

external-link copy
9 : 91

قَدۡ أَفۡلَحَ مَن زَكَّىٰهَا

9. Waxaa liibaani qofka (ka) daahiriya naftiisa (shirki iyo macaasi). info
التفاسير:

external-link copy
10 : 91

وَقَدۡ خَابَ مَن دَسَّىٰهَا

10. Waxaa khasaari qofka xumeeya naftiisa. info
التفاسير:

external-link copy
11 : 91

كَذَّبَتۡ ثَمُودُ بِطَغۡوَىٰهَآ

11. Thamuud waxay beeniyeen (Xaqa) kibirkoodii darti. info
التفاسير:

external-link copy
12 : 91

إِذِ ٱنۢبَعَثَ أَشۡقَىٰهَا

12. Markuu soo baxay koodii uga sharka badnaa (si uu hasha u dilo). info
التفاسير:

external-link copy
13 : 91

فَقَالَ لَهُمۡ رَسُولُ ٱللَّهِ نَاقَةَ ٱللَّهِ وَسُقۡيَٰهَا

13. Markaasuu Rasuulkii Alle (Nabi Saalix) ku yidhi : Iska daaya Hasha Ilaahay (ha dilana) oo siiya waraabkeeda. info
التفاسير:

external-link copy
14 : 91

فَكَذَّبُوهُ فَعَقَرُوهَا فَدَمۡدَمَ عَلَيۡهِمۡ رَبُّهُم بِذَنۢبِهِمۡ فَسَوَّىٰهَا

14. Wayse beeniyeen oo boqna gooyeen hashii (dileen). Markaasuu Rabbigood u baabbi’yey denbigoodii dartiis, oo dhulka la simay (ama ka wada simay ciqaabkii). info
التفاسير:

external-link copy
15 : 91

وَلَا يَخَافُ عُقۡبَٰهَا

15. Kama uuna cabsado cidhibteeda ( cidhibta kuwa uu halaagay oo wax loo soo raacdo ama looga daba yimaado, waayo waa Adkaadaha aan laga adkaan). info
التفاسير: