Traduzione dei Significati del Sacro Corano - Traduzione somala - Abdullah Hasan Yaqub

external-link copy
15 : 91

وَلَا يَخَافُ عُقۡبَٰهَا

15. Kama uuna cabsado cidhibteeda1. info

1. Cidhibta kuwa uu halaagay oo wax loo soo raacdo ama looga daba yimaado, waayo waa Adkaadaha aan laga adkaan.

التفاسير: