Fassarar Ma'anonin Alqura'ni - Fassarar Somaliyya - Abdallah Hassan Ya'ƙub

external-link copy
36 : 78

جَزَآءٗ مِّن رَّبِّكَ عَطَآءً حِسَابٗا

36. Abaal marin xagga Rabbigaa; deeq (daa'in ah badan) oo ku filan. info
التفاسير: