Fassarar Ma'anonin Alqura'ni - Fassarar Somaliyya - Abdallah Hassan Ya'ƙub

external-link copy
127 : 6

۞ لَهُمۡ دَارُ ٱلسَّلَٰمِ عِندَ رَبِّهِمۡۖ وَهُوَ وَلِيُّهُم بِمَا كَانُواْ يَعۡمَلُونَ

127. Waxay leeyihiin Daarta Nabadda (Jannada) Rabbigood agtiis ah, Isagaana ah Gargaarahood waxay camal san falayeen darteed. info
التفاسير: