Fassarar Ma'anonin Alqura'ni - Fassarar Somaliyya - Abdallah Hassan Ya'ƙub

external-link copy
20 : 34

وَلَقَدۡ صَدَّقَ عَلَيۡهِمۡ إِبۡلِيسُ ظَنَّهُۥ فَٱتَّبَعُوهُ إِلَّا فَرِيقٗا مِّنَ ٱلۡمُؤۡمِنِينَ

20. Waxaa dhab ahaan ku rumoobay Ibliis malihiisii13, wayna raaceen14, koox ka mid ah mu'miniinta mooyee. info

13. Waa dadkii Saba ama dadka oo idil.
14. Inay dadku u nugul yihiin dhumintiisa oo diyaar u yihiin.

التفاسير: