Fassarar Ma'anonin Alqura'ni - Fassarar Somaliyya - Abdallah Hassan Ya'ƙub

external-link copy
105 : 21

وَلَقَدۡ كَتَبۡنَا فِي ٱلزَّبُورِ مِنۢ بَعۡدِ ٱلذِّكۡرِ أَنَّ ٱلۡأَرۡضَ يَرِثُهَا عِبَادِيَ ٱلصَّٰلِحُونَ

105. Waxaanu ku qornay Zabuurka31 kaddib (markaan horay ugu) xusnay Kitaabka32 in arlada (Jannada) ay dhaxli addoomahyaga wanaagsan. info

31. Zabuur waa kitaabkii loo waxyooday Nabi Daawuud c.s.Waxaa sidoo kale la yidhi waxaa loola jeedaa Kutubta Alle oo dhan.
32. Waa Towraadda, waxaa sidoo kale lagu fasiray Looxa Maxfuudka.

التفاسير: