Fassarar Ma'anonin Alqura'ni - Fassarar Somaliyya - Abdallah Hassan Ya'ƙub

external-link copy
101 : 18

ٱلَّذِينَ كَانَتۡ أَعۡيُنُهُمۡ فِي غِطَآءٍ عَن ذِكۡرِي وَكَانُواْ لَا يَسۡتَطِيعُونَ سَمۡعًا

101. Kuway indhahoodu ka daboollaayeen Waanadayada25, ee aan kari jirin inay maqlaan. info

25. Waa Calaamooyinka Alle, ama Qur’aanka.

التفاسير: