Fassarar Ma'anonin Alqura'ni - Fassarar Somaliyya - Abdallah Hassan Ya'ƙub

external-link copy
34 : 16

فَأَصَابَهُمۡ سَيِّـَٔاتُ مَا عَمِلُواْ وَحَاقَ بِهِم مَّا كَانُواْ بِهِۦ يَسۡتَهۡزِءُونَ

34. Waxaana ku dhacay xumaantii waxay faleen, oo waxaa ku degay (ciqaabtii) waxay ku jeesjeesayeen. info
التفاسير: