Fassarar Ma'anonin Alqura'ni - Fassarar Somaliyya - Abdallah Hassan Ya'ƙub

external-link copy
17 : 16

أَفَمَن يَخۡلُقُ كَمَن لَّا يَخۡلُقُۚ أَفَلَا تَذَكَّرُونَ

17. Ma mid (waa Alle'e) wax abuura baa la mid ah kuwo aan wax abuurin (sanamada)? Ma waydaan waansameyn? info
التفاسير: