Translation of the Meanings of the Noble Qur'an - Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

external-link copy
17 : 4

إِنَّمَا ٱلتَّوۡبَةُ عَلَى ٱللَّهِ لِلَّذِينَ يَعۡمَلُونَ ٱلسُّوٓءَ بِجَهَٰلَةٖ ثُمَّ يَتُوبُونَ مِن قَرِيبٖ فَأُوْلَٰٓئِكَ يَتُوبُ ٱللَّهُ عَلَيۡهِمۡۗ وَكَانَ ٱللَّهُ عَلِيمًا حَكِيمٗا

17. Alle sideedaba wuxuu aqbalaa toobada kuwa u fala xume aqoon darri (jahli)14, ee kolkiiba ka soo laabta, Kuwaa weeye kuwa uu Alle ka toobad aqbalo, Allena waa wax kasta Ogsoone, Xakiim ah. info

14. Qof kastoo Alle ku caasiya waa jaahil ilaa uu ka tago macsidaas.

التفاسير: