पवित्र कुरअानको अर्थको अनुवाद - सोमाली भाषामा अनुवाद : अब्दुल्लाह हसन याकूब ।

external-link copy
17 : 4

إِنَّمَا ٱلتَّوۡبَةُ عَلَى ٱللَّهِ لِلَّذِينَ يَعۡمَلُونَ ٱلسُّوٓءَ بِجَهَٰلَةٖ ثُمَّ يَتُوبُونَ مِن قَرِيبٖ فَأُوْلَٰٓئِكَ يَتُوبُ ٱللَّهُ عَلَيۡهِمۡۗ وَكَانَ ٱللَّهُ عَلِيمًا حَكِيمٗا

17. Sideedaba Alle wuxuu aqbalaa toobada kuwa u fala xume aqoon darri (jahli)14, ee kolkiiba ka soo laabta, Kuwaana weeye kuwa uu Alle ka toobad aqbalo. Alle waa wax kasta Ogsoone, Xakiim ah. info

14. Qof kastoo Alle ku caasiya waa jaahil ilaa uu ka tago macsidaas.

التفاسير: