Prijevod značenja časnog Kur'ana - Prijevod na somalski jezik - Abdullah Hasan Jakub

external-link copy
278 : 2

يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ ٱتَّقُواْ ٱللَّهَ وَذَرُواْ مَا بَقِيَ مِنَ ٱلرِّبَوٰٓاْ إِن كُنتُم مُّؤۡمِنِينَ

278. Kuwa (Xaqa) rumeeyow! Dhowra (xilkuu idin saaray) Alle oo iskaga taga waxa ka baaqi ah ribada (kor saarka), haddaad tihiin mu’miniin. info
التفاسير: