Salin ng mga Kahulugan ng Marangal na Qur'an - Salin sa Wikang Somali ni Abdullah Hassan Yakob

external-link copy
278 : 2

يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ ٱتَّقُواْ ٱللَّهَ وَذَرُواْ مَا بَقِيَ مِنَ ٱلرِّبَوٰٓاْ إِن كُنتُم مُّؤۡمِنِينَ

278. Kuwa (Xaqa) rumeeyow! Dhowra (xilkuu idin saaray) Alle oo iskaga taga waxa ka baaqi ah (kor saarka) ribada, haddaad tihiin mu’miniin. info
التفاسير: