Qurani Kərimin mənaca tərcüməsi - Somali dilinə tərcümə - Abdullah Həsən Yaqub.

external-link copy
37 : 2

فَتَلَقَّىٰٓ ءَادَمُ مِن رَّبِّهِۦ كَلِمَٰتٖ فَتَابَ عَلَيۡهِۚ إِنَّهُۥ هُوَ ٱلتَّوَّابُ ٱلرَّحِيمُ

37. Markaasuu Aadam ka helay Rabbigiis ereyo uu ku ilhaamiyey10, wuuna ka toobad aqbalay. hubaal (Alle) waa Toobad Aqbalaha, Naxariista Badan. info

10. Alle wuxuu baray Aadam kelmedo lagu toobad dalbo uu ka aqbalay, waana kelmedaha ku soo arooray Suuradda Al- Acraaf Aayadda: 23.

التفاسير: