የቅዱስ ቁርዓን ይዘት ትርጉም - የሱማልኛ ትርጉም - ዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ

external-link copy
64 : 17

وَٱسۡتَفۡزِزۡ مَنِ ٱسۡتَطَعۡتَ مِنۡهُم بِصَوۡتِكَ وَأَجۡلِبۡ عَلَيۡهِم بِخَيۡلِكَ وَرَجِلِكَ وَشَارِكۡهُمۡ فِي ٱلۡأَمۡوَٰلِ وَٱلۡأَوۡلَٰدِ وَعِدۡهُمۡۚ وَمَا يَعِدُهُمُ ٱلشَّيۡطَٰنُ إِلَّا غُرُورًا

64. Ku duufsona waxooda aad karto oo ka mid ah codkaaga (hees, durbaan, kaman, qalab muusikeed la afuufo, iyo xumo ugu yeedhid kasta), oo u soo kulmi ciidamma- daada iyagoo gaadiid wata iyo iyagoo lug ku socdaba, oo la wadaag maalka (adigoo ka yeelaya inay xaaraan ku shaqeystaan) iyo awlaadda (adigoo u qurxinaya zinada iyo macsida si uu u bato fasaadka), una yabooh (ballamo been ah), umase yabooho shaydaanku waxaan dhagar aheyn. info
التفاسير: