Қуръони Карим маъноларининг таржимаси - Сомалийча таржима - Абдуллоҳ Ҳасан Яъқуб

Al-mursalaat

external-link copy
1 : 77

وَٱلۡمُرۡسَلَٰتِ عُرۡفٗا

1. Waxaan (waa Alle'e) ku dhaartay dabeylaha wanaagga lala soo diro. info

1. Al-Mursalaat: Dabeylaha la soo diray.

التفاسير:

external-link copy
2 : 77

فَٱلۡعَٰصِفَٰتِ عَصۡفٗا

2. Iyo dabeylaha sida daran u kaca. info
التفاسير:

external-link copy
3 : 77

وَٱلنَّٰشِرَٰتِ نَشۡرٗا

3. Iyo dabeylaha u kaxeeya daruuraha meelahooda loogu tala galay; info
التفاسير:

external-link copy
4 : 77

فَٱلۡفَٰرِقَٰتِ فَرۡقٗا

4. Iyo (malaa'igta) kala saara (Xaqa iyo baadilka) kala saarid dhan2. info

2. Xalaasha iyo xaaraanta.

التفاسير:

external-link copy
5 : 77

فَٱلۡمُلۡقِيَٰتِ ذِكۡرًا

5. Iyo malaa’igta keena Waxyiga info
التفاسير:

external-link copy
6 : 77

عُذۡرًا أَوۡ نُذۡرًا

6. Si loo caddeeyo (Xaqa) ama loo digo; info
التفاسير:

external-link copy
7 : 77

إِنَّمَا تُوعَدُونَ لَوَٰقِعٞ

7. Ee waxa (dadow) la idiinku yabooho ( Qiyaamada) waa Xaq dhacaya. info
التفاسير:

external-link copy
8 : 77

فَإِذَا ٱلنُّجُومُ طُمِسَتۡ

8. Marka xiddiguhu beelaan nuurkooda; info
التفاسير:

external-link copy
9 : 77

وَإِذَا ٱلسَّمَآءُ فُرِجَتۡ

9. Oo samadu dildillaacdo, info
التفاسير:

external-link copy
10 : 77

وَإِذَا ٱلۡجِبَالُ نُسِفَتۡ

10. Oo buuraha la rujiyo. info
التفاسير:

external-link copy
11 : 77

وَإِذَا ٱلرُّسُلُ أُقِّتَتۡ

11. Oo Rusulladii la kulmiyo (iyo dadkoodii) waqtigii loo qabtay. info
التفاسير:

external-link copy
12 : 77

لِأَيِّ يَوۡمٍ أُجِّلَتۡ

12. Maalintee baa loo dib dhigay? info
التفاسير:

external-link copy
13 : 77

لِيَوۡمِ ٱلۡفَصۡلِ

13. Maalinta kala baxa (Qiyaamada). info
التفاسير:

external-link copy
14 : 77

وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا يَوۡمُ ٱلۡفَصۡلِ

14. Maxaa ku ogeysiiyey waxay Maalinta kala baxu tahay? info
التفاسير:

external-link copy
15 : 77

وَيۡلٞ يَوۡمَئِذٖ لِّلۡمُكَذِّبِينَ

15. Hoog Maalintaas waxaa leh xaq beeniyayaasha (nabad diidka). info
التفاسير:

external-link copy
16 : 77

أَلَمۡ نُهۡلِكِ ٱلۡأَوَّلِينَ

16. Miyaanaan halaagin facyadii hore (ee gaaloobay)? info
التفاسير:

external-link copy
17 : 77

ثُمَّ نُتۡبِعُهُمُ ٱلۡأٓخِرِينَ

17. Misna waxaan raacin kuwa (facyada) dambe (ee eynigood ah). info
التفاسير:

external-link copy
18 : 77

كَذَٰلِكَ نَفۡعَلُ بِٱلۡمُجۡرِمِينَ

18. Sidaasaan u galnaa denbiilayaasha. info
التفاسير:

external-link copy
19 : 77

وَيۡلٞ يَوۡمَئِذٖ لِّلۡمُكَذِّبِينَ

19. Hoog Maalintaas waxaa leh xaq beeniyayaasha (nabad diidka). info
التفاسير: