قۇرئان كەرىم مەنىلىرىنىڭ تەرجىمىسى - سۇمالىيچە تەرجىمىسى-ئابدۇللاھ ھەسەن ياقۇپ.

Al-kahf

external-link copy
1 : 18

ٱلۡحَمۡدُ لِلَّهِ ٱلَّذِيٓ أَنزَلَ عَلَىٰ عَبۡدِهِ ٱلۡكِتَٰبَ وَلَمۡ يَجۡعَل لَّهُۥ عِوَجَاۜ

1. Ammaan (oo idil) iyo mahad waxaa mudan Allaah ee ku soo dejiyey Kitaabka (Qur’aanka) addoonkiisa(Nabi Muxammad) oo aan u yeelin wax qallooc ah2. info

1. Nabigu s.c.w. wuxuu yidhi: “Qofkii xifdiya tobanka Aayadood ee hore ee Suuradda Al-Kahaf, waa laga dhowraa Masiix Ad-Dajjaal”. W.w. Muslim
2. Waa kitaab toosan Qur’aanka oo qofkii raacaa uusan lahaaneyn qallooc iyo leexleexasho.

التفاسير: