قۇرئان كەرىم مەنىلىرىنىڭ تەرجىمىسى - سۇمالىيچە تەرجىمىسى-ئابدۇللاھ ھەسەن ياقۇپ.

external-link copy
78 : 11

وَجَآءَهُۥ قَوۡمُهُۥ يُهۡرَعُونَ إِلَيۡهِ وَمِن قَبۡلُ كَانُواْ يَعۡمَلُونَ ٱلسَّيِّـَٔاتِۚ قَالَ يَٰقَوۡمِ هَٰٓؤُلَآءِ بَنَاتِي هُنَّ أَطۡهَرُ لَكُمۡۖ فَٱتَّقُواْ ٱللَّهَ وَلَا تُخۡزُونِ فِي ضَيۡفِيٓۖ أَلَيۡسَ مِنكُمۡ رَجُلٞ رَّشِيدٞ

78. Tolkiisii baa u yimid (sida in) la soo dedejiyey xaggiisa, iyagoo horeyba u sameyn jirey falal xun23. wuxuu yidhi: Tolkayow! Kuwani waa gabdhahaygii24, iyagaa idiinka daahirsan ee Alle ka cabsada oo ha igu dulleynina martiday. Miyaanu idinku jirin nin toosan? info

23. Waa tilmaan dhaqankooda xumaa ee ahaa fuulidda ragga (khaniisnimada).
24. Wuxuu ula jeedaa dumarka qoonkiisa ee guur doonka ah.

التفاسير: