Kur'an-ı Kerim meal tercümesi - Somalice Tercüme - Abdullah Hasan Yakup

Al-kaafiruun

external-link copy
1 : 109

قُلۡ يَٰٓأَيُّهَا ٱلۡكَٰفِرُونَ

1. Dheh: Gaalooy. info
التفاسير:

external-link copy
2 : 109

لَآ أَعۡبُدُ مَا تَعۡبُدُونَ

2. Anigu ma caabudayo waxaad caabudeysaan, info
التفاسير:

external-link copy
3 : 109

وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ

3. Idinkuna ma caabuddaan Kaan Anigu caabudo (Allaah Keliya). info
التفاسير:

external-link copy
4 : 109

وَلَآ أَنَا۠ عَابِدٞ مَّا عَبَدتُّمۡ

4. Anigu ma caabudayo waxaad idinku caabudeysaan (oo ilaahyo been ah). info
التفاسير:

external-link copy
5 : 109

وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ

5. Idinkuna ma caabuddaan Kaan anigu caabudo (Alle Weyne kor ahaaye). info
التفاسير:

external-link copy
6 : 109

لَكُمۡ دِينُكُمۡ وَلِيَ دِينِ

6.Waxaad leedihiin diintiinna (camalkiinna), aniguna waxaa leeyahay diinteyda (camalkeyga, oo barii baan idinka ahay). info
التفاسير: