ශුද්ධවූ අල් කුර්ආන් අර්ථ කථනය - සෝමාලියානු පරිවර්තනය - අබ්දුල්ලා හසන් යඃකූබ්

Ash-sharx

external-link copy
1 : 94

أَلَمۡ نَشۡرَحۡ لَكَ صَدۡرَكَ

1. Miyaanaan kuu waasicinnin (Nabi Muxammadow) laabtaada? info
التفاسير:

external-link copy
2 : 94

وَوَضَعۡنَا عَنكَ وِزۡرَكَ

2. Oo sidaa kaaga dejin culeyskii ku saarnaa1, info

1. Macnaha waa aan kuu dhaafin oo cafin gefafkaaga kuwii hore iyo kuwa dambeba, ama kaa qaadin culeyskii aad dareemeysey billowgii gaarsiinta iyo fidint diinta.

التفاسير:

external-link copy
3 : 94

ٱلَّذِيٓ أَنقَضَ ظَهۡرَكَ

3. Kaasoo cusleeyey dhabarkaaga, info
التفاسير:

external-link copy
4 : 94

وَرَفَعۡنَا لَكَ ذِكۡرَكَ

4. Oo aanaan kor yeelin meeqaankaaga? info
التفاسير:

external-link copy
5 : 94

فَإِنَّ مَعَ ٱلۡعُسۡرِ يُسۡرًا

5. Dhibka waxaa la socda faraj. info
التفاسير:

external-link copy
6 : 94

إِنَّ مَعَ ٱلۡعُسۡرِ يُسۡرٗا

6. Waxaa dhibka la socda faraj. info
التفاسير:

external-link copy
7 : 94

فَإِذَا فَرَغۡتَ فَٱنصَبۡ

7. Ee markaad bogto (salaadda) ku dadaal duceysiga (iyo Alle ammaanka iyo Xuskiis). info
التفاسير:

external-link copy
8 : 94

وَإِلَىٰ رَبِّكَ فَٱرۡغَب

8. Xagga Rabbigaa (keliyana) wax ka rajee. info
التفاسير: