ශුද්ධවූ අල් කුර්ආන් අර්ථ කථනය - සෝමාලියානු පරිවර්තනය - අබ්දුල්ලා හසන් යඃකූබ්

Quraysh

external-link copy
1 : 106

لِإِيلَٰفِ قُرَيۡشٍ

1. Caadeysigii Quraysh darteed. info
التفاسير:

external-link copy
2 : 106

إِۦلَٰفِهِمۡ رِحۡلَةَ ٱلشِّتَآءِ وَٱلصَّيۡفِ

2. Ay ka caada yeesheen safarka xagaaga iyo jilaalka (si nabdoonaan ah ganacsiga). info
التفاسير:

external-link copy
3 : 106

فَلۡيَعۡبُدُواْ رَبَّ هَٰذَا ٱلۡبَيۡتِ

3. Ee ha caabudeen (Allaah Keliya) Rabbiga Baytkan (Kacbada Makkah ku taal). info
التفاسير:

external-link copy
4 : 106

ٱلَّذِيٓ أَطۡعَمَهُم مِّن جُوعٖ وَءَامَنَهُم مِّنۡ خَوۡفِۭ

4. Kaasoo ka quudiyey gaajo, kana aamin yeelay cabsi. info
التفاسير: