Tradução dos significados do Nobre Qur’an. - Tradução somali - Abdullah Hassan Jacob

external-link copy
53 : 15

قَالُواْ لَا تَوۡجَلۡ إِنَّا نُبَشِّرُكَ بِغُلَٰمٍ عَلِيمٖ

53. Waxay (malaa’igtii) yidhaahdeen: Ha nixin. Waxaan kuugu bishaareyn wiil aqoon leh (Isxaaq). info
التفاسير: