Kilniojo Korano reikšmių vertimas - Vertimas į somaliečių k. - Abdullah Hasan Jakūb

external-link copy
23 : 48

سُنَّةَ ٱللَّهِ ٱلَّتِي قَدۡ خَلَتۡ مِن قَبۡلُۖ وَلَن تَجِدَ لِسُنَّةِ ٱللَّهِ تَبۡدِيلٗا

23. Waa Hannaanka Ilaahay ee dhab ahaan uga dhex jirey ummadahii hore ee tegay. Kamana heleysid wax isbeddel ah Hannaanka iyo Hab raaca Ilaahay. info
التفاسير: