وه‌رگێڕانی ماناكانی قورئانی پیرۆز - وەرگێڕاوی سۆماڵی - عبد الله حەسەن یەعقوب

external-link copy
21 : 48

وَأُخۡرَىٰ لَمۡ تَقۡدِرُواْ عَلَيۡهَا قَدۡ أَحَاطَ ٱللَّهُ بِهَاۚ وَكَانَ ٱللَّهُ عَلَىٰ كُلِّ شَيۡءٖ قَدِيرٗا

21. Iyo (qaniimooyin) kale oo aydaan awooddeen6, Alle baa dhab ahaan koobay. Alle wax walba wuu Karaa. info

. 6. Alle Idiin diyaariyey ama qaddaray.

التفاسير: