クルアーンの対訳 - ソマリ語対訳 - Abdullah Hassan Yaqoub

At-tiin

external-link copy
1 : 95

وَٱلتِّينِ وَٱلزَّيۡتُونِ

1. Waxaan ku dhaartay Tiinka iyo Zaytuunka1. info

1. Waa tilmaan sidoo kale halkay ka baxaan ee Falastiin ee ah halka laga soo saaray Ciise c.s. Nabi ahaan.

التفاسير:

external-link copy
2 : 95

وَطُورِ سِينِينَ

2. Iyo Buurta Siinaay2. info

2. Ee ah halkuu Alle kula hadlay Muuse c.s.

التفاسير:

external-link copy
3 : 95

وَهَٰذَا ٱلۡبَلَدِ ٱلۡأَمِينِ

3. Iyo magaaladan Aaminka ah (Makkah)3, info

3. Ee Nabi Muxammad laga soo doortay Rasuul Alle ahaan.

التفاسير:

external-link copy
4 : 95

لَقَدۡ خَلَقۡنَا ٱلۡإِنسَٰنَ فِيٓ أَحۡسَنِ تَقۡوِيمٖ

4. Waxaan dhab ahaan u abuurnay Aadmiga qaab kan u wanaagsan. info
التفاسير:

external-link copy
5 : 95

ثُمَّ رَدَدۡنَٰهُ أَسۡفَلَ سَٰفِلِينَ

5. Misna waxaan u celinnay hooseeyayaasha kan u hooseeya4. info

4. Naarta gudaheeda ama da'da asaasqnimada.

التفاسير:

external-link copy
6 : 95

إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّٰلِحَٰتِ فَلَهُمۡ أَجۡرٌ غَيۡرُ مَمۡنُونٖ

6. Kuwase (Xaqa) rumeeyey oo samaha fala, waxay leeyihiin jar aan weligi go’ynin (Janno). info
التفاسير:

external-link copy
7 : 95

فَمَا يُكَذِّبُكَ بَعۡدُ بِٱلدِّينِ

7. Maxaa kugu xamaabri (aadmigow) inaad beeniso arrinka is abaal marinta (Aakhiro)? info
التفاسير:

external-link copy
8 : 95

أَلَيۡسَ ٱللَّهُ بِأَحۡكَمِ ٱلۡحَٰكِمِينَ

8. Sow ma aha Alle Kan u wanaagsan inta wax xukunta5? info

5. Haayoo, wuu Yahay.

التفاسير: