クルアーンの対訳 - ソマリ語対訳 - Abdullah Hassan Yaqoub

external-link copy
90 : 3

إِنَّ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ بَعۡدَ إِيمَٰنِهِمۡ ثُمَّ ٱزۡدَادُواْ كُفۡرٗا لَّن تُقۡبَلَ تَوۡبَتُهُمۡ وَأُوْلَٰٓئِكَ هُمُ ٱلضَّآلُّونَ

90. Hubaal kuwa gaalooba rumayntoodii kaddib, haddana kororsada gaalnimo, lagama aqbalo toobadooda (ay sheegtaan), waana kuwaa kuwa lunsan. info
التفاسير: