クルアーンの対訳 - ソマリ語対訳 - Abdullah Hassan Yaqoub

external-link copy
158 : 26

فَأَخَذَهُمُ ٱلۡعَذَابُۚ إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَأٓيَةٗۖ وَمَا كَانَ أَكۡثَرُهُم مُّؤۡمِنِينَ

158. Markaasaa waxaa qabtay cadaab. Arrinkaa waxaa ku sugan calaamo, mase aha badankoodu kuwo rumayn. info
التفاسير: