クルアーンの対訳 - ソマリ語対訳 - Abdullah Hassan Yaqoub

external-link copy
8 : 21

وَمَا جَعَلۡنَٰهُمۡ جَسَدٗا لَّا يَأۡكُلُونَ ٱلطَّعَامَ وَمَا كَانُواْ خَٰلِدِينَ

8. Uma aan yeelin (anbiyada) jirar aan cunin cunto2 (sida malaa’igta), mana aheyn kuwo aan dhiman oo ku waadha (arlada). info

2. Sida malaa’igta, waxayse ahaayeen aadmi leh tilmaamaha dadka.

التفاسير: