Traduzione dei Significati del Sacro Corano - Traduzione somala - Abdullah Hasan Yaqub

external-link copy
21 : 7

وَقَاسَمَهُمَآ إِنِّي لَكُمَا لَمِنَ ٱلنَّٰصِحِينَ

21. (Magaca Alle buuna) ugu dhaartay (isagoo leh): Waxaan anigu wallee idiin ahay daacad. info
التفاسير: