Traduction des sens du Noble Coran - La traduction somalienne - 'Abd Allah Hasan Ya'qûb

external-link copy
13 : 13

وَيُسَبِّحُ ٱلرَّعۡدُ بِحَمۡدِهِۦ وَٱلۡمَلَٰٓئِكَةُ مِنۡ خِيفَتِهِۦ وَيُرۡسِلُ ٱلصَّوَٰعِقَ فَيُصِيبُ بِهَا مَن يَشَآءُ وَهُمۡ يُجَٰدِلُونَ فِي ٱللَّهِ وَهُوَ شَدِيدُ ٱلۡمِحَالِ

13. Wuxuu ku tasbiixsadaana onkodku Xamdiga Alle, malaa’igtuna ka Heybeysigi darteed, Wuxuuna soo diraa danabyada oo ku ridaa cidduu doono10, iyaguna waxay ka doodaan arrinka Alle Isagoo Awood Badan oo Ciqaabkiisu Daran Yahay. info

10. Waa ciqaab ama halaagid denbiyadooda dartood.

التفاسير: