Translation of the Meanings of the Noble Qur'an - Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

external-link copy
4 : 29

أَمۡ حَسِبَ ٱلَّذِينَ يَعۡمَلُونَ ٱلسَّيِّـَٔاتِ أَن يَسۡبِقُونَاۚ سَآءَ مَا يَحۡكُمُونَ

4. Mise ma waxay moodaan kuwa fala xumaatooyinka2 inay naga fakan karaan? Xumaa waxay xukumi. info

2. Shirkiga iyo xumaha kale sida dilka, zinada-dhilleysiga, xatooyada, kibirka, beenta, khiyaanada, xasadka, iwm.

التفاسير: