Translation of the Meanings of the Noble Qur'an - Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

external-link copy
116 : 26

قَالُواْ لَئِن لَّمۡ تَنتَهِ يَٰنُوحُ لَتَكُونَنَّ مِنَ ٱلۡمَرۡجُومِينَ

116. Waxay yidhaahdeen: Haddaad joojin oo aadan ka harin(ku baaqaaga Towxiidka) Nuuxow! Waxaad ka mid noqon kuwa la dhagaxyeeyo. info
التفاسير: