Translation of the Meanings of the Noble Qur'an - Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

external-link copy
48 : 21

وَلَقَدۡ ءَاتَيۡنَا مُوسَىٰ وَهَٰرُونَ ٱلۡفُرۡقَانَ وَضِيَآءٗ وَذِكۡرٗا لِّلۡمُتَّقِينَ

48. Waxaanu dhab ahaan siinnay Muuse iyo Haaruun Furqaanka (kala sooce samaanta iyo xumaanta), iyo iftiin iyo waano12 ay leeyihiin kuwa iska jira (xumaha ee dhowra Amarrada Alle). info

12. Kuwani waa seddex tilmaamood oo lagu sifeeyey isla Towraadda.

التفاسير: