Translation of the Meanings of the Noble Qur'an - Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

external-link copy
78 : 17

أَقِمِ ٱلصَّلَوٰةَ لِدُلُوكِ ٱلشَّمۡسِ إِلَىٰ غَسَقِ ٱلَّيۡلِ وَقُرۡءَانَ ٱلۡفَجۡرِۖ إِنَّ قُرۡءَانَ ٱلۡفَجۡرِ كَانَ مَشۡهُودٗا

78. Oog salaadda markay qorraxdu waareegto (salaadaha Duhurka iyo Casarka) ilaa mugdiga habeenka (salaadaha Maghribka iyo Cishaha) oo (dheeree) akhrinta (salaadda) subaxa hore (salaadda Fajarka); hubaal akhrinta (salaadda) subaxa hore waa mid la soo xaadiro (ay soo xaadiraan malaa’igta habeenka iyo malaa’igta maalinta)22. info

22. Aayaddan waxay caddeyneysaa waqtiyada shanta salaadood, cadceed wareegga kaddib waxaa la tukadaa Salaadaha Duhurka iyo Casarka, markuu habeenka soo galana Salaadaha Maghrib iyo Cishaha, ooggana salaadda Subax.

التفاسير: