Translation of the Meanings of the Noble Qur'an - Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

external-link copy
20 : 17

كُلّٗا نُّمِدُّ هَٰٓؤُلَآءِ وَهَٰٓؤُلَآءِ مِنۡ عَطَآءِ رَبِّكَۚ وَمَا كَانَ عَطَآءُ رَبِّكَ مَحۡظُورًا

20. Dhammaan waan siinnaa deeq - kuwaan (doona adduun) iyo sidoo kale kuwaa (doona Aakhiro) - ka mid ah deeqda Rabbigaa. Mana aha deeqda Rabbigaa mid reebban. info
التفاسير: