Übersetzung der Bedeutungen von dem heiligen Quran - Die Übersetzung in Somali - Abdullah Hasan Yaqub

external-link copy
12 : 43

وَٱلَّذِي خَلَقَ ٱلۡأَزۡوَٰجَ كُلَّهَا وَجَعَلَ لَكُم مِّنَ ٱلۡفُلۡكِ وَٱلۡأَنۡعَٰمِ مَا تَرۡكَبُونَ

12. Ee ah Kan abuuray noocyada wax waliba oo idiin yeelay doonyo5 iyo xoolo6 aad fuushan. info

5. Sidoo kale diyaarado, tareenno, gawaadhi, iwm.
6. Geel, lo', fardo, iwm.

التفاسير: