Prijevod značenja časnog Kur'ana - Prijevod na somalski jezik - Abdullah Hasan Jakub

external-link copy
23 : 27

إِنِّي وَجَدتُّ ٱمۡرَأَةٗ تَمۡلِكُهُمۡ وَأُوتِيَتۡ مِن كُلِّ شَيۡءٖ وَلَهَا عَرۡشٌ عَظِيمٞ

23. Waxaan helay haweeney7 xukumeysa, oo la siiyey wax walba (oo mulki adduun ah)8, waxayna leedahay Carshi Weyn. info

7. Balqiis (ama Makeda) waxay ka talineysey Saba’ waagii Sulaymaan.
8. Sida maal, beero badan, macaadinta dhulka, iwm.

التفاسير: