Prijevod značenja časnog Kur'ana - Prijevod na somalski jezik - Abdullah Hasan Jakub

external-link copy
46 : 24

لَّقَدۡ أَنزَلۡنَآ ءَايَٰتٖ مُّبَيِّنَٰتٖۚ وَٱللَّهُ يَهۡدِي مَن يَشَآءُ إِلَىٰ صِرَٰطٖ مُّسۡتَقِيمٖ

46. Waxaan dhab ahaan soo dejinnay Aayado cad cad. Allena wuxuu ku hanuuniyaa cidduu doono Jid Toosan (Islaamka). info
التفاسير: