Prijevod značenja časnog Kur'ana - Prijevod na somalski jezik - Abdullah Hasan Jakub

external-link copy
122 : 20

ثُمَّ ٱجۡتَبَٰهُ رَبُّهُۥ فَتَابَ عَلَيۡهِ وَهَدَىٰ

122. Markaas waxaa doortay Rabbigiis wuuna ka tawbad aqbalay oo hanuuniyey. info
التفاسير: