আল-কোৰআনুল কাৰীমৰ অৰ্থানুবাদ - চোমালি অনুবাদ - আব্দুল্লাহ হাছান য়াকূব

Al-muddathir

external-link copy
1 : 74

يَٰٓأَيُّهَا ٱلۡمُدَّثِّرُ

1. Kani ku dedanow dharka (Nabigaa loola jeedaa)! info

1. Al-Muddath-thir: Midka ku deday naftiisa maryaha.

التفاسير:

external-link copy
2 : 74

قُمۡ فَأَنذِرۡ

2. Kac oo dig2, info

2. Waxaa loola jeedaa Nabiga s.c.w.

التفاسير:

external-link copy
3 : 74

وَرَبَّكَ فَكَبِّرۡ

3. Rabbigaa (Allaah) weynee. info
التفاسير:

external-link copy
4 : 74

وَثِيَابَكَ فَطَهِّرۡ

4. Maryahaaga daahiri. info
التفاسير:

external-link copy
5 : 74

وَٱلرُّجۡزَ فَٱهۡجُرۡ

5. Fadarada (sanamada iyo najaasooyinka) ka fogow. info
التفاسير:

external-link copy
6 : 74

وَلَا تَمۡنُن تَسۡتَكۡثِرُ

6. Waxna ha u bixin si aad u hesho wax ka badan. info
التفاسير:

external-link copy
7 : 74

وَلِرَبِّكَ فَٱصۡبِرۡ

7. Rabbigaa dartiisna u samir. info
التفاسير:

external-link copy
8 : 74

فَإِذَا نُقِرَ فِي ٱلنَّاقُورِ

8. Marka Buunka (Qiyaame) la afuufo; info
التفاسير:

external-link copy
9 : 74

فَذَٰلِكَ يَوۡمَئِذٖ يَوۡمٌ عَسِيرٌ

9. Maalintaasi waa maalin aad u Daran. info
التفاسير:

external-link copy
10 : 74

عَلَى ٱلۡكَٰفِرِينَ غَيۡرُ يَسِيرٖ

10. Gaalada aan u fududeyn. info
التفاسير:

external-link copy
11 : 74

ذَرۡنِي وَمَنۡ خَلَقۡتُ وَحِيدٗا

11. Isu kaanna daa aniga iyo kaan abuuray isagoo keli ah (qaawan). info
التفاسير:

external-link copy
12 : 74

وَجَعَلۡتُ لَهُۥ مَالٗا مَّمۡدُودٗا

12. Oo aan siiyey hanti ballaadhan. info
التفاسير:

external-link copy
13 : 74

وَبَنِينَ شُهُودٗا

13. Iyo wiilal ag jooga oo garabkiis ah (u adeega). info
التفاسير:

external-link copy
14 : 74

وَمَهَّدتُّ لَهُۥ تَمۡهِيدٗا

14. (Oo aan u waasiciyey risiqa), una goglay wax walba hortiisa goglid. info
التفاسير:

external-link copy
15 : 74

ثُمَّ يَطۡمَعُ أَنۡ أَزِيدَ

15. Haddana damci inaan u siyaadiyo; info
التفاسير:

external-link copy
16 : 74

كَلَّآۖ إِنَّهُۥ كَانَ لِأٓيَٰتِنَا عَنِيدٗا

16. Mayee, kaasi wuxuu diiday Aayadahayaga. info
التفاسير:

external-link copy
17 : 74

سَأُرۡهِقُهُۥ صَعُودًا

17. Waxaan ku kallifi inuu kor u fuulo cadaab silic iyo saxariir badan. info
التفاسير:

external-link copy
18 : 74

إِنَّهُۥ فَكَّرَ وَقَدَّرَ

18. (Gaalkaasu) wuu fekaray, wax buuna goostay; info
التفاسير: